Amniga

Ciidamada Xoogga dalka oo u gurmaday Qoysas danyar ah oo kunool deegaanka dhanaane

Muqdisho October 1 (SNTV):-Ciidamada Xoogga dalka ayaa raashiin u qeybiyay Qoysas dan yar ah oo ku nool deegaanka Dhannaane oo ka mid ah deegaanada hoostaga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Alshabaab kala wareegay deegaanno ka tirsan Jubbada Hoose

Muqdisho September 30  (SNTV);-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed oo kaashanaya kuwa Darwiishta Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameeyeen Gobolka Jubbada Hoose kula wareegay deegaano hoostaga...

Abaanduulaha Ciidanka Xoogga “Waxaan isku furnay Wadada Xiriirisa Muqdisho iyo Marka”

Muqdisho (SNTV) Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa dhawaan Nabad diidka Kooxda Alshabaab ka eryay deegaanada isku xira Muqdisho iyo Marka oo ay kamid yihiin Gandershe,...

Buuhoodle oo laga hir-geliyay xafiiska xuduudeedka socdaalka

Muqdisho (SNTV) Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo kaashaneysa maamulka iyo odoyaasha dhaqanka degmada Buuhoodle ayaa dib u howlgelisey xafiiska socdaalka bar-xuduudeedka Buuhoodle. Munaasabadda lagu daahfurey xaafiiska...

Taliyaha Booliska oo sheegay in lasoo qabtay Afar qof oo ku eedeysan dilka Gabadhii Ardayada aheyd

Muqdisho (SNTV)- Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed ayaa sheegay Ciidamada ammaanka in gacanta ay kusoo dhigeen Afar qof oo u...

Ugu Akhris Badan