Amniga

Ku simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo darajooyin u xiray Saraakiil Caafimaad

Muqdisho-(SNTV)-Ku simaha taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/gaas; Cabdi Xasan Maxamed, ayaa Shalay garaadda siiyay 83 xubnood oo isugu jira Dhaqaatiir iyo Kalkaaliyaal Caafimaad. Dhaqaatiirta...

Taliye ku-xiggeenka Ciidanka Booliska “Wadooyinka Halbowlaha G/Banaadir waxaa laga mamnuucay dhigista Baabuurta”

Muqdisho-(SNTV)- Qoraal digniin ah oo kasoo baxay Xafiiska Taliye Ku-xiggeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto ; Zakiya Xuseen Axmed, ayaa lagu sheegay in laga...

Ku-Simaha Taliyaha Xoogga Dalka oo Kulan dhiiri-gelin ah la qaatay ciidanka Ururka Dal-dhis

Muqdisho (SNTV)- Ururka Dal-dhis ee Guutada 14 Oktoobar ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Dawladda Federaalka Soomaaliya waxa ay u dhameystirtay Qalabkii ay ku...

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalacsiiyey Saraakiil ka tirsan Booliska

Muqdisho (SNTV):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalacsiiyay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed kadib soo jeedin ka timid Taliyaha...

Ciidamada ammaanka oo gacanta kusoo dhigay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Muqdisho-(SNTV)-Ciidamada ammaanka Qaranka Soomaaliyeed ayaa gacanka kusoo dhigay Laba xubnood oo ka ka tirsan Al-Shabaab, markii ay howl-gallo qorsheysan ay ka fuliyeen duleedka Muqdisho. Hay’adda...

Ugu Akhris Badan