Amniga

Soomaaliya oo ka qeybgashey shirweynaha Booliiska Afrika 

Shirkii 3-aad oo ay yeeshaan Booliiska Afrika ee loo yaqaano (Afripol) ayaa ka dhacay dalka Aljeeriya magaalo madaxdiisa Aljeris ,iyadoo shirkaasi ay qeyb ka...

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo dib u habayn lagu samaynayo

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas; Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar), ayaa sheegay in ay wadaan qorshe dib u dhis xooggan iyo qalabayn loogu sameynayo...

Macawiisleyda Gobolka Hiiraan oo Al-shabaab Hub ka furtay kana dilay malleeshiyo badan.

Waxaa sii kordhaya dagaalka kacdoonka shacabka iyo Al-shabaab u dhexeeya, iyadoo hub looga furtay argagixisada dagaal ka dhacay gobolka Hiiraan. Warar lagu kalsoon yahay oo...

Taliska Xoogga oo xaqiijiyay in ciidanku fashiliyeen weerar argagixisadu ku soo qaaday Ballidoogle.

Maleeshiyada Alshabaab ayaa maanta isku dayay in ay weeraraan saldhig Ciidanka Xoogga Dalku ku leeyihiin Ballidoogle gobolka Shabeellada Hoose. Inkastoo Alshabaab xoog badan galiyeen weerarkan...

Ciidanka xoogga dalka oo ku dhawaad 20 argagixiso ku dilay howlgallo laga sameeyay Hiiraan iyo jubbada dhexe.

Ciidammada Xoogga Dalka iyo daraawiishta Jubbaland ayaa 15 ka tirsan argagixisada al-shabaab ku dilay midna nolosha ku qabtay hawlgal ay ka fuliyeen deegaanka Bandar-adiid...

Ugu Akhris Badan