Amniga

Horjoogihii guud ee argagixisada Al-shabaab u qaabilsanaa dilalka qorsheysan oo gacanta lagu dhigay.

Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa Howgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen gudaha Degmada Walaweyn ee Gobolka shabellaha Hoose waxa ay ku soo qabteen...

Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya oo Hawlgal lagu soo qab-qabtay Horjoogayaal iyo Maleeyshiyaad ka tiran Alshabaab ka fuliyay Gobolka Shabeelaha hoose+(SAWIRRO).

Howlgal Qorsheysan oo uu Hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Dhulka Xooga Dalka Soomaaliyeed Generalka Maxamed Tahliil Biixi ayay Ciidamada Xooga Dalka waxay ka sameeyeen Deegano hoos...

Ciidamada amaanka oo Caawa gacanta ku dhigay Dhagar-qabe bam gacmeed ku tuuray Saldhiga Xamarweyne.

Ciidamada Amniga ayaa gacanta ku dhigay Dhagar qabe ka tirsanaa kooxaha Argagixisada oo bangacmeed caawa ku tuuray Saldhiga Degmada Xamar Weyne. Ma jirto cid waxyeello...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal ku dilay Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab+(SAWIRRO).

Howlgalkan qorsheeysan ayaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed waxey ka fuliyeen deegaanka geel-gub ee degmada Cadalle ee gobolka shabeelaha dhexe. Howlgalkaan ayaa yimid Ka dib markii...

Saraakiil ka tirsan Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida oo gaaray Doolow+(SAWIRRO).

Sarakiil ka tirsan Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta garay Degmada Doolow ee Gobalka Gedo. Sarakiisha maxkamadda waxa hogaminayay Guddomiyaha Maxkamadda Qeybta...

Ugu Akhris Badan