Amniga

Daraawiishta Galmudug ee ku sugan deegaanka Cadakibir oo iska caabisay weerar uga yimid Argagixisada

Ciidamada daraawiishta Galmudug ee ku sugan deegaanka Cadakibir ee Gobolka Galgaduud ayaa iska caabiyay weerar ay galabta ku soo qaadeen kooxda argagixisada Shabaab, ayadoo...

Sawirro: Cutubkii u horeeyay gabdho kamid noqonaya Haramcad oo tababar loogu qaaday Turkiga

Waxaa galabta garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga dhoofiyey cutubkii ugu horeeyay ee gabdho kamid noqonaya ciidanka booliska sida gaarka ah u tababaran...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo ka hadashay ka hortagga Askareynta carruurta

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen  oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaaradda Gaashaandhigga Axmed Cabdi Kooshin ayaa kulan ku saabsanaa...

Goobo Argagixisadu ku dhumaaleysanayeen oo la bur-buray “SAWIRRO”

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgalo Burburin ah Ka sameeyey degaanka Mubaarak ee Gobalka Shabeellaha Hoose . Hawlgalkaan  oo u jeedkiisu ahaa Burburinta goobaha ay...

Taliska Booliska oo sheegay in dad loo soo qabtay falkii foosha xumaa ee saaka ka dhacay Baydhabo

War qoraal ah oo ay soo saareen taliska booliska ayaa lagu sheegay in falkii lagu gowracay labo carruur ah oo walaalo ah loo soo...

Ugu Akhris Badan