Amniga

Ciidamada Galmudug iyo dadka deegaanka Baxdo oo waxyeello Culus u geystay Al-Shabaab

Wararka ka imaanaya magaaladda Baxdo ayaa sheegaya in dadka deegaanka iyo ciidamada maamulka Galmudug ay iska caabiyay weerar ay kooxda argagixisada Al-shabaab ku soo...

Maxkmadda Ciidanka Oo Xukun ku wada Riday Lamaane ka Tirsanaa Kooxda Daacish..

 Dayib Macalim Maxamed Xasan iyo Xaliimo Cabdi Mursal Ibraahim ayaa loo wada haystaa in ay ka tirsan yihii Daacish. Dayib ayaa ku Eedeysan Samaynta Qaraxyada...

Howlgalka Midowga Yurub oo Qalab Ciidan Kuwareejiyay Wasaaradda Difaaca Qaranka+SAWIRO

Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Taliska ciidanka xoogga ayaa agab ciidan oo casri ah kala wareegay howlgalka Midowga Yurub. Taliyaha ciidanka Lugta ee Soomaaliya...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray xarumaha Ciidanka ka howlgala degaanka Bariirre.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Odowaa Yuusuf Raage ayaa kulan la qaatay bulshada rayidka ah ee ku dhaqan degaanka Bariirre. Ujeedka taliya uu halkaasi...

Ciidanka DANAB oo dilay horjoogihii kooxda  Argagixisada Al-Shabaab uqaabilsanaa Sahanka iyo sirdoonka degmada Wanlaweyn.

Muqdisho- 14 JUNE 2022: Ururka 4-aad, guutada 16-aad Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee DANAB ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Degmada Wanlaweyn ee...

Ugu Akhris Badan