Amniga

Wasiirka amniga oo kormeerey baraha koontarool ee laga soo galo Muqdisho.

Muqdisho (SNTV)- Iyadoo magaalada Muqdisho ay ka socdaan howlgalo amniga lagu xaqiijinayo ayaa wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Ducaale (Islow)  waxaa uu kormeer...

Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay arrimaha socdaalka

Jabuti-(SNTV)-Agasimaha waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha ee Soomaaliya , Mahamed Aadan Jimcaale (koofi) oo safar shaqo ku jooga wadanka Jabuuti ayaa booqasho ku tagay Degmada...

Suudaan(SNTV) Magaalada Khaartuum ee xarunta Dalka Suudaan ayaa lagu qabtay munaasbaada ballaaran oo tababar loogu soo xirayay dhalinyaro Leyli tababara Leyli Saraakiil ah in muddo...

Taliyaha Ciidanka Booliska oo kormeeray Xarunta Dambi baarista ee C.I.D oo dib u dayactir uu ka socdo.

Muqdisho (Sntv), Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko oo ay wehliyeen  qaar kamid ah Sarreeyeyaasha iyo Saraakiisha Ciidanka  Booliska, ayaa...

Shir ku saabsan amniga Soomaaliya oo lagu qabtay Garoowe/

Garoowe-(SNTV)-Waxaa Magaalada Garoowe Shalay ka furmay  shirka amniga Dowlada Federaalka iy maamul Goboleedyada Dalka, kaas oo looga hadlay xaalada ammaanka ee Dalka guud ahaa...

Ugu Akhris Badan