Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo maanta kulan la qaatay Wasiirada gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Dowlada Gobaleedyada

Madaxda Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo ugu horeeyo Gudoomiyaha hayadda Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo Gudoomiye ku xigeenka Mudane Dr Axmed Cabdi Aadan ayaa...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Qaabilay Siyaasiyiin, ganacsato, Sanataro iyo Xildhibaan hore

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta xafiiskiisa booqasho iyo salaam waxaa ugu yimid Siyaasiyiin, ganacsato, Sanataro...

Maxay kawada Hadleen Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Iyo Safiirka Qatar ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay safiirka Qatar ee Soomaaliya Mudane Dr.Abdollah bin salem Alnuaimi Guddoomiyaha iyo safiirka...

[SAWIRRO] Taliyaha Cusub ee  ciidanka Booliska Soomaaliyed oo maanta xariga ka jaray Saldhigga Cusub ee Degmada waabari oo loo dhisay qaab casri ah

Taliyaha Cusub ee  ciidanka Booliska Soomaaliyed oo wehliyaan ku xigeenadiiisa iyo wasiir dowlaha Wasaaradda Amniga XFS, Agaasimaha Guud ee Wasaraada Amniga, Wakiila hay'ada UNOPS,...

Diyaaradaha dagaal Maraykanka oo soo riday buufin looga shakisan yahay inay basaas u aheyd Shiinaha

Diyaaradaha dagaal Maraykanka ayaa Sabtidii soo riday buufin looga shakisan yahay in Shiinuhu leeyahay oo soo gaartay xeebaha gobolka South Carolina, toddobaad kadib markii...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...