Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Canab Axmed Ciise oo ka hadashay qoondada Haweenka Hirshabeelle

Gudoomiye ku xigeenka Baarlamanka Maamulka  Hirshabeelle Canab Axmed Ciise  ayaa ka warbixisay shaqada baarlamanka Hirshabeelle iyo sida ay u socodan hawllaha Baarlamaanka Hirshabeelle. waxay sheegtay...

Falastiin Iyo Israaiil oo laga dhex wado dadaalo xabad joojin

Isku duwaha wada hadalada  Nabadeed ee Qaramada Midoobay  ay u xilsaartay Arimaha Barig Dhexe  ayaa Mudooyinkaan falastiiniyiinta iyo israel  ka dhexe waday wada hadalo ...

Garowe oo lagu soo dhaweyay Ra`iisul wasaare Xasan Cali KHayre

waxaa si hare sare ah lagu soo dhaweyay magaalada Garowe ee xaruunta maamullka Puntland  Ra’iisul wasaaraha dalka Xasan Cali KHayre iyo wafdi u hoggaminayo...

Guddoomiye Yariisow oo sheegay in labaahiyo awoodda maamulka degmooyinka

Guddoomiyaha  Gobolka ayaa tilmaamay in mudnaanta ay siinayaan maamulka Gobolku kor u qaadista aqoonta iyo khibradda maamul ee masuuliyiinta iyo shaqaalaha degmooyinka Gobolka Banaadir,...

Dhul gariir waxyeelo ba’an geystay oo Indonesia ka dhacay

Ugu yeraam 10 ruux ayaa ku dhimatay dhul gariir xoogan oo ku dhuftay jaziirad caan ku ah dalxiika oo ku taala wadanka Indonesia. Dhul gariirkan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...