Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Duqa Muqdisho oo amray in lagu banneeyo muddo labo asbuuc ah Machadka Boostada iyo Isgaarsiinta

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta amray in muddo labo asbuuc ah lagu banneeyo Machadka Boostada...

Horjoogeyaal katirsanaa Al-shabaab oo Dowlada isku soo dhiibay

Horjoogeyaal sare oo ka tiran kooxda Argagixisada ah ee Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidammada dowladda ee ku sugan magaalada Baardheere ee gobolka Gedo Labadaan...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo maanta furay tababar ku saabsan Hanaanka sharci Qorista

Tababarkaan oo socon doona labo maalin ayaa maanta waxaa ka furay magaalada Muqdisho Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji. Wuxuu...

Madaxweynaha JFS oo Qaahira kula kulmay Madaxweynihii hore Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Magaalada Qaahira ee dalka Masar kula kulmay Madaxweynihii hore Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xassan. Cabdiqaasim Salad Xassan...

Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo soo bandhigtay waxyaabaha uga qabsoomay Halbeegyadeeda

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada (WBIT) ayaa soo bandhigtay waxyaabihii uga qabsoomay halbeegyada Wasaaraddu ku leedahay Tubta Horumarinta Dhaqaalaha. Wasiirka, Md. Cabdi Cashuur Xasan, oo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...