Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Xukuumadda Oo Dardar Gelinaysa Diyaarinta Sharciga Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed

Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada, Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar), Maareeyaha hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed,  Axmed Macallim Xasan iyo maareeya ku-xigeenkiisa,  Sheekh Jaamac ayaa maanta...

Ciidamada ilaalada xeebaha Malta oo badbaadiyay Boqolaal ruux

Ciidamada ilaalada xeebaha Malta,ayaa badbadiyay 216 –ruux oo isugu jiray Qaxooti iyo Muhaajiriin,ka dib kolkii iyagoo la socda laba dooni laga helay Badweynta Mediterranean-ka...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo si Kulul u Cambaareeyay Qarax ay Argagixisadu la beegsadeen Dad Bakarakacayaal ah

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa si kulul u cambaareeyey Qarax ay argagixisadu la beegsadeen dad bakarakacayaal ah...

Qaramada Midoobay oo sheegtay in Xukuumaddu ay horumar ka sameysay Qabyo tirka Dastuurka

SNTV:-Warbixinta  Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in guddiga madaxa bannaan ee arrimaha dastuurka, guddiga labada aqal ee dib u eegista dastuurka iyo wasaaaradda arrimaha...

Marwada Qaranka oo deeq raashin ah gaarsiisay dad danyar ah oo ku nool Muqdisho

SNTV:-Marwada Koowaad ee Qaranka, Marwo Seynab Macalin Cabdi ayaa deeq raashin ah oo isugu jirta Bur, Bariis, Sokor, Timir, Saliid, Digir iyo Baasto waxa...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...