Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Shirka Guddiga Fullinta Hay’adda Qaxootiga Adduunka Ee QM Oo Maanta Ka Furmaya Dalka Switzerland

Shirka 70-aad ee hay’adda qaxootiga adduunka ayaa maanta ka furmaya magaalada Geneva ee dalka Switzerland waxaana ka qeybgalaya wafuud heer caalami ah. Shirka ayaa sanadkaan...

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo ka dhan ah Al-shabaab ka wada gobolka Hiiraan

Guddoomiye ku xigeenka degmada Buulo burde Cismaan Geedi Cilmi oo la hadlay Wabaahinta dowladda ayaa sheegay in ciidamada ammaanku ay wadaan howlgallo maleeshiyada Al-shabaab...

Madaxweyne Farmaajo oo dalka ku soo laabtay ka dib ka qaybgalkii Shirka Qaramada Midoobay+Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii uu magaalada New York ee dalka...

Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in Ciise Tarabuun uu yahay muwaadin dhamaystay xukun maxkamadeed.

War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ku simaha wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya ahna wasiirka ku xigeenka wasaarada ayaa lagu sheegay in...

Wasaaradda Awqaafta iyo Arriimaha Diinta oo shir looga hadlayo furtay kaalinta dagaallanka Musuqa

Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya ayaa Maanta qabatay kulan lagu taageerayo saxiixa Madaxweynaha Soomaaliya ee ku saabsan dhisidda guddiga la dagaallanka musuq-maasuqa oo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...