Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Cutubyo ka tirsan ciidanka xooga dalka oo tababar loogu soo xiray Baydhabo

Taliyaha Qeybta 60aad ciidanka xooga dalka Soomaaliya Generaal Maxamed Shekh Abdulaahi Xiirow ayaa tababar u soo xiray Cutubyo katirsan ciidanka xooga dalka oo mudo...

Duqa Muqdisho iyo Xaliimo Yarey oo kawada hadlay arrimaha doorashooyinka

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) iyo guddoomiyaha gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka Xaliima Ismaaciil Ibraahim...

Ciidanka Xoogga dalka oo kordhiyey Howlgalada ka dhan ah Argagaxisada

Ciidanka Xoogga dalka ayaa sanadkii aan soo dhaafnay ee 2019 kordhiyey howgalada lagu beegsanayo Maleeshiyaadka Al Shabaab ee goobaha ay kaga sugan yihiin gobolada...

Kulanka Golaha Shacabka oo looga hadlayo Hindise Sharciyeedka Jaangooynta iyo Tayo dhawrka

kulan ay yeelayaan golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa Ajandahisu yahay akhrinta 2-aad ee Hindise Sharciyeedka Jaangooynta iyo Tayo Dhawrka. Hindise sharciyeedkan ayaa waxaa...

Diyaarada laga leyahay dalka Ukrain oo ku burburtay  meel ku dhaw  garoonka diyaaradaha Tehran

Diyaarada ay saaraanayeen ku dhawaad 180 ruux  ayaa saakay ku burburtay meel ku dhaw gagida diyaaradaha Tehran ee Imam Khomeini  dalka  Iran Telefishanka dawladda Iiraan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...