Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

SAWIRRO:Banaanbaxyo lagu soodhaweynaayo madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud oo ka dhacay Gobolka Gedo.

Degmooyin ka tirsan Gobolka Gedo we koonfurta Dalka ayaa waxa maanta ka dhacay bannaan-baxyo waaweyn oo lagu taageerayo madaxweynaha cusub ee jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Soomaliya Iyo Hey’adda IMF oo heshiis cusub kala saxiixday.

Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Hey'adda IMF Ayaa kala saxiixday heshiis muhiim u ah geeddi Socodka deyn-cafinta iyo Dib-u-eegista Wajiyada 2aad iyo 3aad,Qoraal uu soo...

DEG:DEG-Maleeshiyaad hubeysan oo saakay gaalkacyo ku dilay dad shacab ah.

Labo qof ayaa dhimatay halka mid kalana uu ku Dhaawacmay kadib markii Maleeshiyo Hubeysan Ay Rasaas ku Fureeen gaari ay Saarnayeen Dad Shacab ah. Kooxda...

Raisulwasaare Rooble oo ka hadlay dabkii baabi’iyey goobo ganacsi oo ku yaal iskoyska Banadir.

Raisulwasaraha XFS Mudane Mohamed Hussein Rooble ayaa waxa uu ka hadlay dabkii xalay Ka Kacay Suuqa Banaadir kaas oo hanti badan ku Basbeeshay. Raisulwasaare Rooble...

Gudoomiyaha Golaha shacabka oo shacabka soomaliyed ugu baaqay in la garab istaago walaalihii ku hanti beelay dabkii xalay.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) wuxuu xalay ganacsatada Soomaaliyeed la wadaagayaa tiiraanyada iyo walaaciisa ku aaddan qasaaraha hantiyeed ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...