Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Taliyihii hore ee qeybta 27-aad ee Ciidanka xoogga dalka Janaraal axmad Tareedisho oo bogaadiyey howlgalkii dadka is abaabulay ay ku dileen Xubno katirsan Argagixisada...

MUQDISHO-JUUN-5-6-2022-:Taliyihii hore ee qeybta 27-aad ee Ciidanka xoogga dalka Janaraal axmad Tareedisho ayaa ka hadlay weerarkii ay dhawaan dadka degaanka ay ku qaadeen xubno...

DHAGEYSO:Guddoomiyaha Gobolka Jubbada Dhexe oo ka deyriyey Xaalada nolasha shacabka ku nool gobolkaas oo gacanta ay ku hayaan Argagixisada Al-shabaab.

MUQDISHO-JUUN-5-6-2022:-Guddoomiyaha Gobolka Jubbada Dhexe ee Maamulka Jubbaland Haajir Bile Sugaal ayaa sheegay in xaalad liidato oo dhanka nolasho ah ay ka jirto degaano iyo...

AKHRISO:-Wasaaradda Waxbarashada XFS oo caawa soo saartay jadwalka imtixaanka fasalka 12aad Dugsiga Sare ee sanad dugsiyeedkaan 2021/22 .

MUQDISHO-JUUN-4-6-2022:-Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare JFS, ayaa waxa uu soo saaray caawa jadwalka imtixaanka fasalka 12aad Dugsiga Sare...

Guddiga shaqaalaha rayidka oo maanta kormeer ku sameeyay qaar ka mid ah wasaaradaha dowladda.

Muqdisho-Juun-4_6_2022:-Xafiiska Guddi-Hoosaadka Kormeerka, Anshaxa & Abaalmarinta ee Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka Dowladda oo uu hor kacayo Gudoomiyaha Guddi-hoosaadka Mudane Aadan Macalin Maxamed (Aadan Jeeg)...

Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha oo u kuur galay xaaladda dad kusoo barakay magaalada Muqdisho.

Muqdisho June, 04, 2022:- Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha ayaa u kuur galay xaaladda dad kusoo barakay magaalada Muqdisho, balse hadda wajahaya...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...