Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

SAWIRRO:Wafdi uu Hugaaminaayo Guddoomiyaha Gobolka Galguduud oo gaaray Magaalada Galiinsoor

MUQDISHO-14-6-2022-:Wafdi uu Hugaaminaayo Guddoomiyaha Gobolka Galguduud ayaa  gaaray Magaalada Galiinsoor ee Gobolka Galguduud waxayna kormeereen Xaruumaha Bulshada loogu Adeego. Wafdigaan uu hugaaminayay Guddoomiyaha Gobolka Galguduud...

Maamulka Degmada Dhuusa-mareeb iyo saraakiisha amniga oo xoolo laga soo dhacay dadkii lahaa maanta dib ugu celiyay.

MUQDISHO-JUUN-14-6-2022:Saraakiisha laamaha amniga gobolka  Galgaduud iyo maamulka Dhuusamareeb ayaa geel laga soo dhacay deegaano hoostaga degmada caabudwaaq ku wareejiyay qoysaskii lahaa.   Xoolahaan waxaa soo dhacay...

Midawga Yurub oo diiddan in Britian ay dib u eegto heshiiska Woqooyiga Ireland

Muqdisho-juun-14-6-2022:LONDON - Dawladda Britain ayaa daabacday qorshe ay ku joojineyso qaybo ka mid ah heshiiskii Woqooyiga Ireland ee ay dawladda Britain iyo Midowga Yurub...

Dablay hubaysan oo 55 qof ku dilay woqooyiga dalka Burkina Faso

MUQDISHO-JUUN-14-6-2022-:Masuuliyiinta dalka Burkina Faso ayaa Isniintii maanta ahayd sheegay in dablay hubaysani ay woqooyiga dalkaas ku dileen illaa 55 qof, ka dib weeraro iyo...

Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud oo xalay kulan la qaatay qaar ka mid ah danjireyaasha Soomaaliya u fadhiya dalalka caalamka.

MUQDISHO-JUUN-14-6-2022-:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan xalay  la qaatay qaar ka mid ah danjireyaasha Soomaaliya u fadhiya dalalka caalamka, isagoo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...