Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Shirka Guddiga Warbaahinta iyo Wacyi gelinta ee gudiga qaban qabanqaabada  maalmaha xorriyada 26ka juun  iyo 1da Luulyo

Muqdisho-Juun-20-2022-:Shirka Guddiga  Warbaahinta & Wacyi gelinta ee gudiga qaban qabanqaabada  maalmaha xorriyada 26ka juun  iyo 1da Luulyo, ayaa maanta shirkoodii laabad ku yeeshay xarunta...

DAAWO:Ra’iisal wasaare ku xigeenka Dalka oo daah-furay shirka Madasha Shanaad ee looga hadlaayo dhaqaalaha dalka

MUQDISHO-JUUN-20-6-2022-:Ra'iisal wasaare ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Guuleed ayaa daah-furay shirka Madasha Shanaad ee dhaqaalaha Soomaaliya iyo Istiraatiijiyadda Kobaca iyo Isbadalka Dhaqaalaha dalka.

DAAWO:Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Magacaabay Guddi ka shaqeyn donna Xuska Todobaadka Xorriyadda.

MUQDISHO-JUUN-20-6-2022-:Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Magacaabay Guddi Heer Gobol  oo isugu jira Guddoonka Maamulka Gobolka,...

SAWIRRO:Guddoomiye Cumar Filish oo guddoomiyey kulan looga hadlaayay u-diyaar garowga Todobaadka Xorriyadda ee 26 june iyo 1 da Luulyo.

MUQDISHO-JUUN-20-6-2022:Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta oo ay Taariikhda ku began tahay (Isniin 20 June...

Ergayga Arrimaha Bini-aadimada iyo Gurmadka Abaaraha oo booqasho iyo kormeer ku tagey xirooyinka Barakacayaasha ee Degmada Doolow.

MUQDISHO-JUUN-20-6-2022-:Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha jamuuriyadda Federaalka Soomaliya u qabisan Arrimaha Bini-aadimada iyo Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo waftigii oo uu horkacayey...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...