Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UGU HAMBALYEEYAY DOWLADDA IYO SHACABKA JABUUTI MUNAASABADDA XORNIMADA DALKAAS

Muqdisho, Juun 27, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u diray walaalkiis Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle dhambaal...

Xarunta gobolka Mudug ee galmudug oo dib u dayactir lagu sameeyey

Muqdisho-Juun-26-6-2022:Munaasabadan oo Daah fur u ahayd Dayactirka iyo Dib u hagaajinta Xarunta Maamulka Gobolka Mudug Ayaa waxaa ka qeybgalay xubnaha labada Golle dowladda Galmudug,...

Madaxweyne Ahmed madoobe oo gaaray Magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) ayaa maanta gaaray magaaladda Dhoobleey ee gobolka Jubbada Hoose halkaasi oo dhawaan golaha wasiirada maamulkaasi ay...

DAAWO:Guddoomiyaha golaha shacabka oo ubax dhigay taalada dhagaxtuur.

Muqdisho-26 JUNE 2022:Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa munaasabadda 26-juun awgeed ubax dhigay taalada dhagax-tuur, oo ka mid ah...

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo guddoomiyey shir looga hadlayay xaaladda amani ee gobolada Puntland.

Muqdisho-26 JUNE 2022:Taliyaha Ciidanka booliska Maamulka PL S/Guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa maanta gudoomiyay shir looga hadlayay xaaladda amani ee gobolada Puntland. Shirka oo ka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...