Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

SAWIRRO:Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre oo maanta kormeeray xarunta cusub ee xukuumadda iyo Ra’iisul Wasaaraha oo oo heer gabo-gabo ah maraya.

MUQDISHO-JUUN-28-6-2022-:Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo Ra’iisul Wasaaraha xilka wareejinaya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta  kormeeray xarunta cusub ee...

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo kulan la qaatay Taliska Ciidanka Booliska maamulka Puntland .

Muqdisho-Juun-28-6-2022:Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa  xalay  kulan la qaatay Taliska Ciidanka Booliska Dowladda Puntland .   Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Amniga Mudane...

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa DFS oo u ambabaxay Boqortooyada Sucuudi Carabiya halkaas oo ay ku martiqaaday Wasaaradda Bey’adda dalkaas

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa DFS Xildh. Maxamed Aadan Macalin (Somali) iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin Agaasimaha Guud...

Xildhibaanada Golaha shacabka BJFS oo ka doodaya Berri Akhrinta 2aad ee Miisaaniyadda dowladda 2022

Muqdisho-Juun-27-6-2022-:Xildhibaanada Golaha shacabka BFS ayaa maalinta Berri ah yeelanaya mid kamid ah kulamadoodii caadiga ahaa.   Kulankaan ayaa looga hadlayaa Akhrinta 2aad ee Miisaaniyadda 2022. Qoraal loo...

Madaxweynaha Hiirshabelle oo amray in dhawacyada wariyaasha qaraxii Hiiraan ka dhacay loo soo qaado Muqdisho.

Muqdisho-Juun-27-20222-:Madaxweynaha Dowlada Hirshabelle Mudane Cali Cabdulaahi Xuseen Guudlaawe ayaa qadka telefanka kula xiriiray wariyeyaashii ku dhaawacmay qarixii saakay ka dhacay duleedka magaalada Baladweyne. Madaxweyne Guudlaawe...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...