Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Dalka oo berri Magaalada Nairobi uga qeybgalayo shir madaxeedka IGAD oo muqdisho ka dhoofay

Muqdisho,04,7,2022:Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Guuleed ayaa magaalada Nairobi ee Dalka Kenya uga qayb galaya meertada 39aad ee Shir...

Guddoomiye sheikh Aadan Madoobe iyo R/W Hore Rooble oo caawa u amba baxay dalka Sucuudi Carabiya

Muqdisho Luulyo 04,2022;Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gelinkii dambe u amba...

Madaxweynaha Hiirshabelle oo laamaha amniga maamulkaas faray adkeynta Amniga Caasimada Jowhar

Muqdisho : 04, Luulyo, 2022: Madaxweynaha Dowladd goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay Kulanka Golaha Xukuumada Dowladda Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa Shirka...

Abdirahman abdishakuur “oo sheegay in xalaad liidato oo dhanka nolosha ay ka jirto Magaalada Bardheere

Muqdisho,04,7,2022:Ergeyga Gaarka ah ee Gurmadka Abaaraha C/raxmaan C/shakuur oo uu wehliyay Safiirka Qatar u qaabilsan Soomaaliya Hassan Hamse iyo xubno ka socday Hey’adda Qatar...

Dowladda Soomaaliya oo deeq loogu talagalay dadka ay saameeyeen abaaraha gaarsiisay Magaalada Gaalkacyo

Muqdisho,04,7,2022:Deeqdaan oo ay ka Soctay Dowlad fadaraalka soomaaliya isla markaana qeyb ka ah gurmadyada lagu caawinayo dadka ay Abaaruhu ku saameeyeen gobolada dalka ayaa...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...