Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Ciidamada Puntland oo howlgalo ka dhan ah Argagixisada Al-shabaab kawada Buuralayda Gobolka Bari

Muqdisho-26-7-2022-:Ciidamada kala duwan ee  dowladd goboleedka  Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay hawlgalo qorshaysan saacado badana qaatay  ka fuliyay buuraleyda Gobolka Bari halkaas oo...

Madaxweyne ku xigeenka Dowladd Goboleedka Jubbaland oo maanta dhagax dhigay dhismaha Xarunta dhexe ee Laanta 2aad ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya

Muqdisho-25-7-2022-:Madaxweyne ku xigeenka  Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali ayaa maanta...

Madaxweyne Hassan Sheikh Maxamuud oo kulan miro dhal ah la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Masar

Muqdisho, Luuliyo 25, 2022- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa munaasabad si heer...

Ra’iisul Wasaare Hamse Abdi Bare oo kulan la qaatay qaar kamid ah dhallinyarada Soomaaliyeed

MUQDISHO-25-7-2022-:Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre, oo sii wada wadatashiyada ku saabsan dhismaha Xukuumadda ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah dhallinyarada...

Ra’iisulwasaare Hamse oo Qaabilay xubno kamid ah culamaa’udiinka Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa ku guda jira kulamo iyo wadatashiyo muhiim ah oo uu la yeelanayo qaybaha...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...