Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynihii hore ee Galmudug Abdikirin Hussein Guled oo bogaadiyay kacdoonka shacabka ee ka bilowday qeybo ka mid ah Soomaaliya

Madaxweynihii Hore ee Galmudug Abdikirin Hussein Guled ayaa bogaadiyay kacdoonka shacabka ee ka bilowday qeybo ka mid ah Soomaaliya. Dalkeena iyo dadkeenu waxey ku jiraan...

Madaxweyne Xasan sheekh oo ka qeybgalay Furitaanka Meertada 77-aad ee Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 77-aad ee Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey oo...

Xubno ka socday Guddiga shaqaalaha Rayidka oo kulan la qaatay wasiiro katirsan XFS

MUQDISHO: 19:09:2022, Kulanka oo ka dhacay Xafiiska Wasiiradda ayaa waxa goob joog ka ahaa Wasiir Kuxigeenka & Agaasimaha Guud ee Wasaaradda iyo Xubno socday...

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta XFS Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al Cadaala iyo Xillibaan Saabir Nuur Shuuriye oo gaaray degmada Baxdo kula kulmay saraakiisha ciidanka iyo...

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta XFS Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al Cadaala iyo Xillibaan Saabir Nuur Shuuriye ayaa degmada Baxdo kula kulmay saraakiisha ciidanka iyo dadka...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...