Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo daahfuray ololaha kacdoonka la dagaalanka Khawaarijta iyo taageerida howlgalada Dalka looga xureynayo Argagixisada.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen jimcaale ( Madaale) oo ka hadlay ammaanka caasimada ayaa sheegay in bulshada ku nool gobolka banaadir looga baahan yahay...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo u dhoofay dalka Jabuuti

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti. Ra’iisul Wasaaraha ayaa...

RW Hamse Abdi Barre oo qaabilay Wasiiradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee heer Federaal iyo heer Dowlad Gobaleed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee heer Federaal iyo heer Dowlad...

RW Hamse Abdi Barre oo qaabilay Agaasimaha Fulinta ee hey’adda UNFPA, Dr Natalia Kanem

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta qaabilay wafdi ay hoggaamineysay Agaasimaha Fulinta ee hey’adda UNFPA, Dr Natalia Kanem oo...

Guddoomiye Sheikh Aadan Madoobe oo tacsi u diray Guddoomiye Cabdullahi Cumar Abshirow oo walalkiisa Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Abshirow Kooxo arxaan laawayaal ah ku dileen...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Tacsi u diray Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullahi Cumar Abshirow oo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...