Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Gen. Odawaa ” waxaa la idinka rabaa inaad gudataan Waajibkiinna, waxaa idin sugaya Dad iyo Dal”.

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odawa Yuusuf Raage ayaa xerada ciidanka kumaandooska Danab ee Ballidoogle wuxuu tababar ugu furay askar cusub oo ku...

Raisulwasaare Hamse Abdi Barre oo gaaray Dalka Jabuuti

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti, halkaasi oo si diirran uu ugu soo...

Madaxweynaha Puntland oo dalka Kenya kaga qeybgalay xaflad lagu soodhaweynayey taasi oo ay soo qaban qaabiyeen Soomaalida ku nool Dalka Kenya.

Madaxweynaha Dowladd goboleedka  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kaga qeybgalay xaflad isugu jirta soo dhoweyn iyo taageerida hannaanka...

Qoysas abaaraha Sameen ku yesheen oo Gaalkacyo Raashin loogu qeybiyey

Sideed Boqol Qoys oo isugu jira qoysas abaaraha kusoo xoola beelay iyo kuwa ay soo dhibaateeyeen kooxda khawaarijta Al-Shabaab iyo Naafada magaalada Galkacyo ayaa...

Ilhan Cumar oo doorashada Maanta loollan adag kula galeysa haweeneey Madow ah

Ka dib markii ay ku guuleysatay doorashadii is reeb-reebka ee xisbigeeda, Ilhan Cumar waxay doorashada Maanta oo Talaalado ah dhacaysa kula tartami doontaa haweeney...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...