Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Warfaafinta XFS oo tababar ku saabsanaa tabinta xaaladaha bini’aadannimo u furay saxafiyiinta Madaxa Banaan iyo kuwa Dowladda

Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane  Daa'uud Aweys Jaamac,oo tababar lagu baranayay habka tabinta xaaladaha bini'aadannimada iyo wararka degdega ah u furay ku dhawaad 30 suxufiyiin...

Putin oo 200 muwaadiniin Mareykanka ah ka maamnuucay inay soo galaan Ruushka

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa Jimcihii sheegtay inay ka mamnuucday 200 oo qof oo Maraykan ah inay soo galaan Ruushka, kuwaas oo ay...

Wasaarada Arimaha Gudaha XFS oo war kasoo saartay Sheekh caan ah oo Xalay Khawaarijta Al-shabaab ku dileen Muqdisho

Wasiirka Arrimaha gudaha, Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane  Axmed Macallim Fiqi ayaa ka hadlay dil xalay loo geystay Sheekh Cabdi Caziz Maxamed Xersi oo...

Safiirka Dalkeena u qaabilsan Serbia oo la kulmay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Serbia

Safiirka Soomaaliya u qaabilsan dalka Serbia Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Serbia Ivica...

Mareykanka oo dib u celiyay diyaarad uu saarnaa qof laga Shakiyay

Diyaarad ay leedahay shirkadda Emirates, oo ku socotay New York ayada oo ay saaran yihiin ku dhowaad 250 qof, ayaa lagu qasbay inay dib...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

DHAGEYSO:Qof Nuucee ah ayuu Ahaa Rabbi ha Unaxariistee Cabdullahi Maxamed Shirwac oo muqdisho ku geeriyooday.

Alle ha Unaxariistee waxaa  xalay xilli danbe Magaalada muqdisho...