Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Gaashaandhigga XFS

Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac ). Kulanka waxaa shir-gudoominayey Guddoomiya Guddiga Difaaca Mudane...

Ciidanka Danab oo Qabtay Minooyin Argsgixisada doonayeen in Shacabka ku dhibaateeyaan

Ciidanka Xoogga dalka, gaar ahaan ururka 5-aad, guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab qeybtooda Jubaland ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanada Dhay-cabdi, Mayoonde, Qudhac-madoobe, Koban,...

[DAAWO] Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa tilmaamay...

Madaxweyne Sheekh oo warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo, Safiirka Cusub ee Dowladda Isutagga...

Ra’iisul Wasaare Hamze oo si xooggan u cambaareeyay Qarax ka dhacay magaalada Istanbul iyo qasaaraha ka dhashay weererkaas oo kordhay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa si xooggan u cambaareeyay weerarka argagixiso ee fulaynimada ah ee lagu qaaday maanta dad...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...