Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Ciyaartoyda Xulka Qaranka 17jirada oo si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho

Ciyaartoyda Xulka Qaranka 17jirada oo ka soo qeyb galay Tartanka Koobka 17 jirada Qaramada Afrika {AFCONU17} oo lagu qabtay dalka Algeria, waxaana si weyn...

[DAAWO] Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay Muwaadiniin ku go’doonsanaa dalka Sudan.

Dowladda Soomaaliya ayaa muwaadiniintii ugu horreysay oo laga soo daadgureeyay dalka Suudaan maanta ka soo dajisay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, halkaas oo ay kusoo...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Mogadishu, Wednesday, 26 April, 2023. 1-    Congratulations to the Somali Armed Forces, who during the month of Ramadan insured that many cities in the...

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Warbixinta Toddobaadlaha Muqdisho, Arbaco, 26 April, 2023 1- Dowladda iyo shacabka ayaa ugu Hambalyeeyay Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo bishii Ramadaan xaqiijiyay...

[DAAWO] Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir oo ku bogaadiyay ciidamada qalabkasida sida ay had iyo jeer ugu taagan yihiin Sugida Amniga Magaalada

Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Wasiir Dowlaha Wasaarada Amniga Qaranka, Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Taliye ku-xigeenka Ciidanka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...