Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS oo qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Jaaliyadaha ee dalka Yemen oo booqasho ku jooga Dalka

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS, Senator Abdi Hashi Abdullahi, ayaa hoygiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Jaaliyadaha ee dalka Yemen Dr. Axmed Cawad...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEERAY HOSBITALKA GOBOLKA BAAY IYO GOOBO BARAKACAYAAL

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa kormeeray Hosbital-goboleedka Baay, halkaas oo...

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo madaxweynaha KG ayaa dhagax dhigay dhismo cusub

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed mudane cabdi casiis xasan maxamed  ayaa dhagax dhigay dhismaha Madaxtooyadda...

Gudiga arimaha dibada ,iskaashiga caalamiga qorsheynta iyo hormarinta dhaqaalaha aqalka sare  ayaa suaalo weydiiyey wasiirka qorsheynta xfd.

Guddiga Arimaha Dibadda, Iskaashiga Caalamiga, Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha Aqalka Sare oo gudanaya Waajibkiisa Dastuuriga ah ayaa su'aalo weydiiyay Wasiirka Qorsheynta XFS. Doodihii dhexmaray Guddiga...

Howgal ay wadjir u fulinayaan ciidamada xooga dalka, sirdoonka qaranka Nisa iyo ciidamadda deegaanka ayaa ka socda nawaaxiga deegaanka xawaadleey

Howlgal ay Wadajir u fulinayaan Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sirdoonka Qaranka NISA, Ciidammada deegaanka iyo saaxiibada Caalamiga ah ayaa ka socda nawaaxiga deegaanka Xawaadleey...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...