Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Gobolka Banaadir oo kaashanaya gamacsatada Suuqa Bakaaraha oo ku guuleystay daminta dab khasaare geystay oo xalay ka kacay suuqa

Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qasaaraha ka dhashay Dab xalay fiid hore  qabsaday qeyb ka mid ah Suuqaweyn ee Bakaaraha.Dabkaan ayaa la...

Sheekh Aadan Madoobe oo kulan wadajir ah la qaatay guddi ay iska soo xuleen malaaqyada dhaqanka iyo guddiga farsamada shirka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta waxaa uu kulan wadajir ah la qaatay guddi ay...

Ciidanka xoogga dalka oo gacanta ku dhigay Seddax nin oo la sheegay inay ka tirsan yihiin Khawaarijta Al-Shabaab

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa maanta degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ku soo bandhigay seddax nin oo la sheegay inay ka tirsan...

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey Shir looga hadlay dib u heshiisiinta iyo xoreynta deegaannada Koonfur-galbeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan gaar ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirrada Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed kaasi oo lagaga arrinsaday...

Zelenesky oo xulafadiisa ugu baaqay taageero hub oo degdeg ah iney dalkiisa la soo gaaraan

Madaxweyne Zelenesky ayaa ku baaqay in dalkiisa si degdeg ah loola soo gaaro tangiyada iyo hubka culus, xilli ay ugu yaraan 50 dal oo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...