Maxamed Silfar

273 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha Qaranka Oo ka Hadlay Maalinka Calanka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta qiimaha badan ee 12-ka Oktoobar oo ku beegaan maalintii la...

Xulka qarankeena oo u gudbay Final-ka 17-jirada Koobka bariga iyo bartamaha Africa.

  Ciyaar goor dhaw soo dhamaatay Xulka qarankeena Soomaaliya ee 17-jirada ayaa u gudbay Final-ka Koobka bariga iyo bartamaha Africa, Kadib markii ay Guul Muhiim...

Ergayga Abaaraha oo Norwey Kala hadlay Gurmadka Abaaraha Soomaaliya.

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta magaalada Oslo kulan kula yeeshay madaxa hay’adda...

4-ka mid ah argagixisada oo lagu Dilay Shabeelaha Dhexe.

Ciidamada Qaranka   ayaa Saaka howlgal qorshaysan oo ay ka sameeyeen deegaanka Buulo-Kuuno iyo deegaano kale oo dhaca dhulbeereedka dhinaca waqooyi kaga begaan degmada Balcad,...

Wasiirka Maaliyadda oo Maraykanka kaga qeybgalaya shirka sanadlaha ah ee hay’adda IMF iyo Bangiga Adduunka+Sawirro

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Elmi M. Nur iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC ee dalka Mareykanka ee uu toddobaadkaan ka furmayo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

DHAGEYSO:Qof Nuucee ah ayuu Ahaa Rabbi ha Unaxariistee Cabdullahi Maxamed Shirwac oo muqdisho ku geeriyooday.

Alle ha Unaxariistee waxaa  xalay xilli danbe Magaalada muqdisho...