Maxamed Silfar

273 POSTS

Exclusive articles:

Cidamo ka Gurmaday Galmudug oo Gaaray Hiiraan..

Cutubyadan ka tirsan ciidamada xoogga dalka, guutada 15-aad ee qaybta 21-aad oo kasoo dhaqaaqey fariisimohooda gobolka Galgaduud ayaa soo gaarey deegaanada Yasooman iyo beero-yabaal...

Madaxweynaha Puntland iyo Ururrada siyaasadda oo Heshiis Gaaray.

Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni aya kulan la qaatay Ururrada Siyaasadda iyo guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland, Kulanka ayaa ahaa is xogwareysi...

Dhalinyaro kasoo Goostay Alshabaab oo Shaqo Abuur ka helay Galmudug.

Tiro dhalinyaro ah oo hore uga mid ahaa kuwa qalbiyadooda ay duufsadeen kooxaha qawaarijta ah ee Alshabaab, oo qaatey go'aan ah in ay isaga...

Wasaaradda Warfaafinta oo War kasoo saartay Xariga Abdalla Muumin.

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska waxay mar kale caddeyneysaa inay ka go'an tahay ilaalinta iyo dhowrista xorriyadda hadalka iyo madaxbannaanida saxaafadda. Sidoo kale waxaa...

Madaxweyne Xasan Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiirrada Koonfur Afrika Iyo Bangaaladhesh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Koonfur Afrika Mudane Mninwa Johannes iyo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

DHAGEYSO:Qof Nuucee ah ayuu Ahaa Rabbi ha Unaxariistee Cabdullahi Maxamed Shirwac oo muqdisho ku geeriyooday.

Alle ha Unaxariistee waxaa  xalay xilli danbe Magaalada muqdisho...