Abdiaziz Loyal

88 POSTS

Exclusive articles:

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta oo daah-furtay daabulidda xujeyda Soomaaliyeed

Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta XFS Mukhtaar Robow Cali {Abuu-Mansuur} ayaa ku dhawaaqay in si rasmi ah uu maanta u bilowday duulimaadka Xujeyda Soomaaliyeed...

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo daah-furay imtixaanadka Dugsiyada Dhexe ee Gobalka Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa si rasmi ah u daahfuray qaadista imtixaanaadka  Dugsiyada Dhaxe ee Gobolka...

Madaxweyneyaasha Soomaliya iyo Turkiga oo khadka Telefone-ka ku wada xiriiray

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogan ayaa ugu hambalyeeyey...

Taliyaha Ciidanka Lugta oo gaaray Deegaan xeebeedka Mareeg

Taliyaha ciidanka Lugta ee xoogga dalka General Maxamed Tahliil Biixi ayaa kormeer waxaa u ku tagay deegaan xeebeedka Mareeg oo  hoostaga degmada Ceeldheer ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...