Liibaan Lugcad

522 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynihii Tanzania oo geeriyooday

Sida uu baahiyay telefishinka qaranka Tanzania Madaxweynihii dalkaasi John Magufuli, ayaa geeriyooday. Madaxweyne ku xigeenka ayaa telefishinka ka sheegay in uu Magufuli u dhintay wadno...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN TACSI AH LA QAATAY UBADKA IYO EHELADA MADAXWEYNIHII HORE EE DALKA MARXUUM CALI MAHDI MAXAMED

Muqdisho, Maarso 12, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan tacsi ah la qaatay ubadka, qoyska...

MADAXWEYNIHII HORE EE DALKA MARXUUM CALI MAHDI MAXAMED OO AAS-QARAN LOOGU SAMEEYEY MUQDISHO

  Muqdisho, Maarso 12, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda janaasada ku tukaday, Alle ha...

Wasaaradda haweenka Soomaaliya oo maanta xustay 8 Maarso +Sawirro

Xuska maalinta caalamiga ah ee sideedda Maarso ayaa maanta looga dabaal degay meelo badan oo caalamka iyo Soomaaliya kamid ah,...

Qasaaraha qaraxyadii ka dhacay dalka Equatorial Guinea oo kordhay

Madaxweyne ku xigeenka dalka Equatorial Guinea ayaa sheegay in uu kordhay qasaaraha qaraxyo maalinkii Axada ka dhacay magaalada Bata. Tirada dhimashada ayaa iminka gaartay 98...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...