Liibaan Lugcad

522 POSTS

Exclusive articles:

RW Rooble oo baaq ka soo saaray xaaladda kacsan ee Galmudug

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu wax laga xumaado u arkaa xiisadaha colaadeed ee ka taagan deegaanno ka tirsan...

Guddoomiye Cirro oo war ka soo saaray doorashadii 11-ka Senator ee G/Waqooyi

Guddiga hirgelinta doorashooyinka dalka ee heer federaal ayaa soo saaray qoraal uu ku bogaadinayo hanaankii ay ku qabsoontay doorashadii Aqalka Sare ee ka dhacday...

Wasaaradda Caafimaadka oo maanta la wareegtay Deeq Daawada COVID-19 oo ay Jaamacadda Carabra ugu deeqday Soomaaliya

Deeqdan oo ka kooban 11 ton oo isagu jirta daawada kahortagga COVID-19 iyo Agabka lala isticmaalo kahortagga cudurka. Munaasabad kooban oo lagu qabtay gudaha Garoonka...

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Qoor Qoor oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug. Wafdigaas waxaa Madaxweyne Qoor Qoor...

Magaalada Gaalkacyo oo laga daah furay Jaamacad Cusub “SAWIRRO”

Kulan lagu dhiiro galinayay Kobaca Waxbarasho ee sanadahaan ka hano qaaday Gobolka Mudug aya  lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo iyadoo sidoo kale lagu xarig jaray...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...