Leyla Aden

1689 POSTS

Exclusive articles:

Safaaradda Soomaaliya ee Congo oo ku guuleysatay siideynta 50-muwaadin oo xirnaa

Safiirka Soomaaliya ee dalalka Tanzania iyo Congo oo xabsiyo ay ku xirnaayeen ka soo daayey muwaadiniin Soomaaliyeed oo 50 qof ka badan. Danjire Ilyaas Cali...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaahira kula kulmay dhiggiisa Dalka Masar

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Qaahira kula kulmay Wasiirka Gaashaandhigga Masar, Sareeye Gaas Cabdulmajiid Saqar, iyo saraakiil sare...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka JFS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee Federaalka Soomaaliya, isaga...

Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay Madaxa ugu sarreeya ee Maamulka Sanduuqa Horumarinta ee Sucuudiga

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhim ah la qaataay Madaxa ugu sarreeya ee Maamulka Sanduuqa Horumarinta ee Sucuudiga,Sultan...

Madaxweynaha JFS oo maanta si rasmi ah u furaya Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u furaya Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...