Leyla Aden

1934 POSTS

Exclusive articles:

israaiil oo duqeymo ka wadda xarumaha guud ee khan yoonis

Ugu yaraan 183 qof ayaa lagu dilay 377 kalena waa la dhaawacay 24 saac ee lasoo dhaafey, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Gaza. Xeryaha...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qeybgalay xaflad loo sameeyay xuska maalinta furdooyinka dunida

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay, isla markaana lagu maamuusayay Maalinta Caalamiga ah ee Fudooyinka ayaa lagu qabtay Dekadda weyn ee Magaalada...

Hiiraan: Ciidanka Xoogga oo toogtay mid kamid ah Kooxaha argagixisada

Ciidamada Xoogga dalka  Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Beledweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa toogtay mid kamid ah Argagixisada naf la caariga ah oo doonayay...

‘Soomaaliya hal Albaab ayay leedahay’ (WARBIXIN}

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga ku wehelinaya shirkan ayaa u soo bandhigay Hoggaamiyeyaasha IGAD iyo diblumaasiyiinta Gobolka xadugudbka Itoobiya...

Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka ayaa Abaal marinno guddoonsiiyey Afar Mas’uul

Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka Dawladda ayaa Abaal marinno ay ku muteysteen sidii ay Bulshada ugu adeegeen sannadkii 2023 guddoonsiiyey Afar Mas'uul oo kala...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...