Leyla Aden

1866 POSTS

Exclusive articles:

Xafiiska Arrimaha Dibadda, Barwaaqo-sooranka Dowladda Uk oo Soomaaliya ugu deeqay 9-Milyan oo dollar

Xafiiska Arrimaha Dibadda, Barwaaqo-sooranka iyo Horumarinta (FCDO) oo Dawladda UK u qaabilsan horumarinta dibadda ayaa Soomaaliya ugu yaboohay qaddar dhaqaale oo dhan $9 Million...

Ergayga Madaxweynaha JFS u qaabilsan Somaliland oo la kulmay Wasiirada iyo Xildhibaanada Dowlad Goboleedka Galmudug

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Wadahadallada DFS iyo Somaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa xalay kulan wadatashi ah la qaatay...

Duqeyn khasaaro lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacday koonfurta Mudug

Howlgal Qorsheysan oo ay Fuliyeen ciidanka xoogga Dalka iyo saxiibada Caalamka yaa xalay Duqeyn ku burburiyay Saldhigyadii kooxda Khawaarijta AS ee Koonfurta Mudug. Hawlgalkan ayaa...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday 2-ka tirsan khawaarijta Daacish

Cabdiqani Aadan Cali (Cilmi) iyo Axmed Cali Diiriye (Macalim Axmed) ayaa loo soo xiray ka mid ahaanshaha maaleshiyada Daacish. Cabdiqani iyo Axmed ayaa horay uga...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...