Leyla Aden

1866 POSTS

Exclusive articles:

Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa kulan ku yeeshay Guddiga Arrimaha Dibadda Iskaashiga Caalamiga ee Golaha Shacabka BJFS

waxaa Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa kulan ku yeeshay Guddiga Arrimaha Dibadda Iskaashiga Caalamiga ee Golaha Shacabka BJFS iyo Wasiir Dowlaha Wasaardda...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sucuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sucuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, Mudane Axmed Bin...

Banaanbax looga soo horjeedo damaca Itoobiya ee Badda Soomaaliya oo ka dhacay magaalada Burco

Kumannaan shacab ah oo ka careysan damaca dowladda Ethiopia ee Badda Soomaaliya ayaa maanta isugu soo baxay magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer Shacabka Burco...

Cabdiraxmaan Muxudiin Dhaloweyn ‘Geesi ku dayasho mudan’ (WARBIXIN)

Inta aannu gudagalin xogta warbixinta aan marka hore dulmarno taariikhda iyo sooyaalka Degmada Ceeldheer, Madaxdii gumaystihii Talyaaniga ayaa ku booriyay in dadkii ku noolaa...

Madaxweyne Xasan: Dhul Soomaaliyeed kama gor-gortamo xukunna kuma doorto

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa sheegay in marna uusan dhul Soomaaliyeed ka gor-gortameynin, isagoo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...