Leyla Aden

1861 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka ayaa maanta oo Sabti ah kulan tacsiyeen ah ugu tagay Safiirka Dalka Isutaga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta oo Sabti ah kulan tacsiyeen ah ugu tagay Safiirka Dalka Isutaga Imaaraadka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulamo muhiim la qaatay Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, oo booqday Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka JFS, ayaa kulamo uu la qaatay waxa...

Shirka wadatashiga Wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee heer Federal iyo heer Dowlad Goboleed ayaa goordhow si rasmi ah uga furmay magaalada muqdisho.

Shirka wadatashiga Wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee heer Federal iyo heer Dowlad Goboleed ee arrimaha horumarinta barashada farsamada gacanta iyo Tababarada xirfadaha shaqada...

Hawlgal lagu burburiyey goobo Khawaarijtu ku dhuumanayeen oo ka dhacay Galgaduud

Howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah ayaa lagu beegsaday goobo Khawaarijtu ku dhuumaaleysanayeen oo ka tirsan gobolka Galgaduud,sida...

Muhiimadda Qabyo-tirka Dastuurka

Mudo dheer ayaa dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaslia qabyo ahaa, hadda waxaa bilaabtay in la bilaabo howl la rabo in datuurka Soomaaliya la ebyo ama...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...