Leyla Aden

1925 POSTS

Exclusive articles:

Wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka xoogga oo gaaray Sh/Dhexe

Taliyaha ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin, oo uu wehliyo Taliyaha howlgallada gaarka ah ee ciidamada Mareykanka Colonel David Haskell ayaa gaaray...

Muwaaddin Soomaaliyeed oo loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Golaha Sharciga Bariga Afrika

-G/Sare Axmed Khalliif Jiinow ayaa loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Golaha Sharciga Military-ga Afrika ee u qaabbilsan gobolka Bariga Afrika. Korneyl Axmed ayaa ku guuleystay...

Shir looga hadlayo horumarinta Miisaaniyada dalka oo Mogadishu ka furmay

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange ayaa goordhowed Muqdisho ka furay shirka Wadatashiga Miisaaniyadda 2025-dalka. Shirkaan oo socon doona muddo...

64 sano ka dib, Saaxiibtinimada Soomaaliya iyo Shiinaha (WARBIXIN)

Wadankii ugu horreeyay ee ay wax wada qabsadaan Shiinaha iyo dalalka ku yaal qaaradda Afrika ayaa ahaa Dalka Marooko, sanadka markuu ahaa 1947-kii ayuu...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...