Leyla Aden

1906 POSTS

Exclusive articles:

Wasiir Cali Balcad oo qaabbilay wasiir ku xigeenka arrimaha dibedda dalka Azerbaijan

Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibedda iyo xiriirka caalamiga XFS Cali Cumar (Cali balcad) ayaa garoonka diyaaradaha Muqdosho ku qaabbilay wasiir ku xigeenka arrimaha dibedda...

Wasiir Cali-Xoosh oo kulan la qaatay wafdi ka socda hay’adda FCA

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yusuf Cali-Xoosh ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda hay’adda FCA oo ay hoggaaminayso...

MADAXWEYNAHA JFS OO WAREEGTO KU SOO CELIYEY XUQUUQDA IYO DARAJADA CIIDAN EE GAASHAANLE SARE IBRAAHIM MACALLIN CABDULLAAHI

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne ku soo celiyey dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee Gaashaanle Sare Ibraahim Macallin...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO QAABILAY SAFIIRKA FALASTIIN U FADHIYA SOOMAALIYA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Dowladda Falastiin usoo...

Taliska Booliska oo soo saaray awaamiir cusub oo lagu sugayo amniga caasimadda

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Cabdifitaax Aadan oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa bulshada la wadaagay awaamiir cusub oo lagu sugayo amniga caasimadda oo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...