Leyla Aden

1606 POSTS

Exclusive articles:

‘Ninkii Aayad ku roon iyo Ninki Orod ku roon Allaya Owrtii’ (WARBIXIN)

“Soomaaliya waa xor cidda ay doonto ayay la heshiinee, cidna kala tashameyso, qofna kala tashan doono masiirkeena” sidaas waxaa kl hore yiri Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya oo Muqdisho ka furmaya maanta

-Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF) oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) loogana hadlayo xaaladaha la xariira arrimaha bani’aadannimo ee waddanka ayaa maanta...

Danjire Geelle “Itoobiya waxay kasoo horjeeddaa in Soomaaliya ay dhisato ciidan awood leh.”

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta XFS Ambassador: Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in Itoobiya ay kasoo horjeeddo isla markaana dhib ku ah in Soomaaliya...

Booliska oo gacanta kusoo dhigay eedeysanayaal dhac ka geysanayay degmada Dharkenley

-Ciidanka Booliska saldhigga degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir ayaa soo xiray saddex nin oo hubeysan iyo Mooto Bajaaj ay wateen xilli dhac u geysanayeen...

Munaasabadda Mahadcelinta iyo Abaalmarinta Canshuur bixiyaasha oo Muqdisho lagu qabtay

-Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabada Mahadcelinta iyo Abaalmarinta Canshuur bixiyaasha oo ay kasoo qeyb galeen wasiirro,xildhibaanno xubno ka socday ganacsatada iyo masuuliyiin...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...