Leyla Aden

1133 POSTS

Exclusive articles:

Taliyaha hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka ayaa si weyn soo dhaweeyey go’aanka cunuqabateynta hubka ka qaadista dalkeena

Taliyaha hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed mudane Mahad Mohamed Salaad ayaa Soo dhaweeyay go’aanka Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ay kaga qaadeen dalkeena...

La Taliyaha Amniga Qaranka oo faah faahiyay jidka loosoo maray qaadista Cunaqabateynta hubka

-La Taliyaha Amniga Qaranka Xuseen Macalin oo faah faahiyey jidka loosoo maray Cunaqabateynta Hubka ee Soomaaliya laga qaaday 31 sano kadib. La taliyaha Amniga ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeya qaadista Cunaqabteynta hubka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeye Guusha laga gaaray  Cunaqabateydii Soomaaliya Saarneed Mudo  31 Sano S/Gaas Ibraahim...

Guddoomiye Sheekh Aadan oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guusha Tariikhiga ah ee dalka looga qaaday Cunaqabteynta hubka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo ku aaddan guusha taariikhiga ah...

Madaxweyne Lafta-gareen oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guusha taariikhiga ee qaadista cunaqabateynta hubka

Madaxweynaha dowlad gobolleedka Koonfur-Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Ummadda Soomaaliyeed iyo ciidamada qalabka sida ugu hambalyeeyey guusha taariikhiga ee qaadista cunaqabateynta hubka. Qoraalka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...