Leyla Aden

1890 POSTS

Exclusive articles:

Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha oo guddoomiyay Shirka Guddiga Hagidda Dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdixakiin Ashkir oo Guddoominaya Kulan Sanadeedka 3-aad ee Guddiga Hagidda Dad-dhigista iyo Tirakoobka...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐇𝐢𝐫𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐡𝐫𝐮𝐮𝐜𝐚 𝐏𝐀𝐈𝐒-𝐅𝐔𝐒 – 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐛𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚

ku simaha Wasiirka ahna Wasiir dowlaha Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr. Maryama Mohamed Hussein, ayaa wasaarada ku qaabishay wafdi uu hogaaminayay Safiirka...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Ciraaq

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan rasmi ah la yeeshay dhiggiisa dalka Ciraaq, Mudane Thaabit Maxamed Al-Cabaasi, kadib...

Ciidamada Xoogga Dalka oo fuliyay howlgalka dhan ah Khawaarijta

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Daraawiishta Koofur Galbeed ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgal qorsheysan ka fuliyay duleedka magaalada Baraawe, meel qiyaastii 40km...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐤𝐮 𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐥𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐨𝐨 d𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐣𝐢𝐠𝐚 𝐥𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐬𝐡𝐫𝐮𝐮𝐜𝐚 𝐁𝐚𝐱𝐧𝐚𝐚𝐧𝐨

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo daahfuray wajiga labaad ee mashruuca Baxnaano ee daryeelka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...