Leyla Aden

1619 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray jiidda hore ee dagaalka Khawaarijta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray jiidaha hore ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan Degmada Aadan Yabaal oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay jiidaha hore ee dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u ambabaxay jiidaha hore ee dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta, si uu garab-istaag ugu muujiyo mujaahidiinta...

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Tanzaniya oo shirar muhiim ah uga qeyb galay Harare

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Tansaaniya iyo EAC Amb, Ilyas Cali Xasan ayaa kulan doceed muhiim ah la qaatay qaar ka mid ah madaxda...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo hoygiisa ku qaabilay xubno ka tirsan Golaha Warbaahinta

Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad gobolleedka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa caawa hoygiisa ku qaabilay xubno ka tirsan Golaha Warbaahinta Soomaaliyeed. Xubnahan gudomiyaha Baarlamaanka Galmudug uu...

Ra’iisul wasaare Xamse oo guddoomiyey kulan ku saabsan doorashooyinka Qaranka

Ra’iisul wasaraaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey dardargelinta arrimaha doorashooyinka dalka, kaas oo u dhexeeyey Xukuumadda...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...