Leyla Aden

1871 POSTS

Exclusive articles:

Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda XFS oo waddanka Turkmenistan ugu qaybgalay shir muhiim ah

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Xiriirka Caalamiga ah, Mudane Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa ka qayb galay shirkii 3aad ee Qaramada Midoobay ee wadamada aan...

Bariirre oo lagu jabiyay khawaarijta

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada Difaaca Uganda ee qeybta ka ah howlgalka AUSSOM oo ay garab ka helayaan saaxiibada caalamka ayaa jab culus gaarsiiyay...

Dab qasaare maaliyadeed oo ka socda Suuq-bacaad

Dab qasaare maaliyadeed oo baaxad leh gaystay ayaa ka socda Suuq-bacaad oo ah suuqa 2-aad ee ugu weyn magaalada Muqdisho. Ciidamada Dab-damiska iyo Booliska ayaa...

Wasiirka maaliyadda oo kulan la qaatay danjiraha UK

Wasiirka maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Mr. Charles King,...

Agaasimaha hay’adda socdaalka oo saxiixay hab-raacyo tayada adeega sare loogu qaadayo

Agaasimaha guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ), mudane Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay habraacyo muhiim ah oo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...