Ahmed Ali Kaahiye

1360 POSTS

Exclusive articles:

Diyaaradda Air Uganda oo duulimaad toos ah ka bilowday magaalada Muqdisho +Sawirro.

Xaflad lagu daahfuray duulimaad toos ah oo  diyaaradda Udanda Airlines ay ka sameyn doonto magaalooyinka Muqdisho iyo Kampala ayaa saaka lagu qabtay garoonka diyaaradaha...

Danjire Abuukar Baale: Waxaan ku bogaadinayaa Golaha Amaanka ee QM diidmada qaraarka tirsigiisu yahay 1267

Danjiraha Qaramada Midoobey u fadhiya Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Abuukar Daahir Cusmaan ayaa Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ku bogaadiyay diidmada Golaha Ammaanka ee...

Wafdi uu hogaaminayo Boqor Cabdullaahi Geedi Shadoor oo Dhuusamareeb lagu soo dhaweeyay.

Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug iyo dhaqanka magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta si wadajir ah garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur  ugu soo dhaweeyay ergada degmada Ceeldheer...

Hanti- dhowraha Qaranka “ Ujeedada aqoon-iswaydaarsigaan waa tayaynta iyo xoojinta xirfadda Hanti-dhowrnimada

Hantidhowrka guud ee qaranka Dr. Maxamed Maxamuud Cali Afgooye ayaa maanta Muqdisho uga furay howlwadeenada xafiiska hanti dhowrka qaranka,kuwa maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

DHAGEYSO:Qof Nuucee ah ayuu Ahaa Rabbi ha Unaxariistee Cabdullahi Maxamed Shirwac oo muqdisho ku geeriyooday.

Alle ha Unaxariistee waxaa  xalay xilli danbe Magaalada muqdisho...