Muse Abdullahi Cirro

1396 POSTS

Exclusive articles:

Wax badan ka ogow maalinta calanka Soomaaliya 12-ka October.

Maantoo kale 12-kii October sanadkii 1954-tii ayeey aheyd markii ugu horreeysay ee la saaray Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, hasa yeeshee Calanka Buluugga ah ee u...

Xaquuq siinta aqoonta xoogga dalka oo ka bilaabatay Q,21aad ee Galmudug.sawiiro”

Taliska 21-aad oo Fulinaya Qorshaha Xukuumada ee Ku Saleysan Bixinta Xuquuqda Agoonta Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Maanta Bilaabey Wajiga Koowaad ee Nidaamka Dhaxal Koobka...

Mashruuca dhismaha biya xireen iyo ceel biyood xarigga laga jaray.”sawirro”

Xildhibaan Cabdulkaadir Carabow Ibraahim oo ka tirsan golaha Shacabka Soomaaliya ayaa xariga ka jaray Mashruuca dayactirka ceel biyoodka iyo Biyo Galinta Degaanka Isgoys oo...

Shaqooyin ka banaan wasaaradda Difaaca dalka.

Hadii aad daneyneyso shaqooyinkaan ay soo bandhigtay wasaaradda difaaca dalku fadlan Guji ama riix linkiyada hoose codsigaagana ku hagaaji Emailka wasaaradda info@mod.gov.so. 6. Legal Assistant ToRs...

Madaxweyne Farmaajo duulimaadyada toos ah ee Itoobiya iyo Soomaaliya ganacsiga ayay kor u qaadday.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda FS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey furitaanka Beerta Midnimada oo ah mashruuc dalxiis oo laga hirgeliyey Itoobiya ayaa sheegay in...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...