Muse Abdullahi Cirro

1396 POSTS

Exclusive articles:

Ciidamadda Dowladda oo soo qabtay Horjoogayaal katirsan Khawaariijta (SAWIRO)

Horjooge Xussen Daahir maalin" dhageey" oo kooxda Khawaariijta ah ee al shabaab uga biiray Degmada jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan islamarkaana hogaaminayay dhowr weerar kooxdu...

Wasiirka Arrimaha dibadda XFS oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Canada.

Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibedda Soomaaliya , Abshir Jaamac Huruuse ayaa maanta nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee ay...

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo qaabilay taliyaha Boliiska ATMIS {SAWIRRO}

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/Guuto. Sulub Ahmed Firin, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Boliiska Midow Africa ee ATMIS-POLICE. CP. Hillary Sao Kanu iyo...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaabilay Madaxa howlgalka ATMIS {SAWIRRO}

Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Howlgalka Ku Meel Gaarka ah ee Midowga...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo maanta qaabilay danjiraha cusub ee dowladda Itoobiya. {Sawirro}

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha cusub ee dowladda Itoobiya u fadhiya...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...