Muse Abdullahi Cirro

1396 POSTS

Exclusive articles:

Danjiraha JFS ee Serbia iyo Duqa Magaaladda Belgrade oo ka wada-hadlay Mataaneynta Muqdisho iyo Belgrade.

Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Serbia Amb. Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa maanta kulan la qaatay Duqa Magaaladda Belgrade ee Caasimadda Jamhuuriyadda Serbia...

TALIYAHA CIIDANKA BOLIISKA OO MAANTA LA CIIDAY CARUURTA AGOONTA BOLIISKA. {SAWIRRO}

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa Beerta Nabadda ku la Ciiday Caruurta Boliiska maalintii 2-aad ee Shawal (Ciidul-fidri) H 1444, 2023. Caruurta...

Ciidamada dowladda oo qarka u saaran iney la wareegaan deegaanka Booco

Ciidamada xoogga dalka ee qeybta 27-aad, Danab iyo Gor Gor oo garab ka helaya ciidanka is abaabulay ee dib u xoreynta deegaanka ayaa maanta...

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo ka sameeyay deegaano dhaca Buulo-Barde

Ciidanka xooga dalka iyo ciidanka  deegaanka Macwiisley ayaa howlgallo qorsheysan  waxa ay ka sameyen dagmada Buuloburte ilaa inta u dhaxeyso deegaanka Halgan iyo dhanka...

Wararkii ugu dambeeyay dagaalka ka socda dalka Sudan

Maalintii labaad dagaallo xoogan oo u dhaxeeya laba garab oo ka kala socda ciidamada Dalka Suudaan ayaa ka socda Magaalada Khartuum iyo deegaanno kale...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...